Wareegga 5aad ee Tartanka koobka FA Cup

West Brom Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Kooxda West Brom

Maanta waxaa jira afar ciyaarood oo ka tirsan tartanka koobka FA ee kooxaha Ingiriiska.

kulammadan oo ah wareegga 5aad ee koobka FA Cup waxaa isaga hor imanaya kooxaha:

West Brom iyo West ham waxay ku dhammaatay 4-0 ay ku badisay West Brom oo kaalinta 14aad kaga jirta kala horreynta horyaalka, halka ay West Ham kaga jirto kaalinta 8aad.

Blackburn 4-1 Stoke

Derby 1-2 Reading

Crystal palace iyo Liverpool waxay ciyaartoodu bilaabanaysaa 8:30 Afrikada bari.

Saddex ka mid ah khubarada kubbadda cagta ayaa saadaalinaya natiijooyinka kulammadaas:

Lawro waxay la tahay West Brom 1-1 West Ham

Mickey waxay la tahay West Brom 2-1 West Ham

Nigel waxay la tahay West Brom 1-3 West Ham

Blackburn v Stoke

Lawro waxay la tahay Blackburn 0-2 Stoke

Mickey waxay la tahay Blackburn 0-2 Stoke

Nigel waxay la tahay Blackburn 1-2 Stoke

Derby v Reading

Lawro waxay la tahay Derby 2-0 Reading

Mickey waxay la tahay Derby 3-1 Reading

Nigel waxay la tahay Derby 2-0 Reading

Crystal Palace v Liverpool

Lawro waxay la tahay Crystal Palace 0-2 Liverpool

Mickey waxay la tahay Crystal Palace 1-1 Liverpool

Nigel waxay la tahay Crystal Palace 1-2 Liverpool

Tartanka koobka FA oo ay ka qayb galaan dhammaan kooxaha kubbadda cagta ee ka dhisan Ingiriiska, waxaa maalinta Axadda ee berrito ah isku haleelaya:

Aston Villa v Leicester

khubarada kubbadda cagta ayaa saadaal ka bixinaysa natiijada ciyaarahan:

Lawro waxay la tahay inay noqon karto Aston Villa 2-1 Leicester

Mickey waxay la tahay Aston Villa 2-0 Leicester

Nigel waxay la tahay Aston Villa 0-1 Leicester

Bradford v Sunderland

Lawro waxay la tahay Bradford 1-1 Sunderland

Mickey waxay la tahay Bradford 1-3 Sunderland

Nigel waxay la tahay Bradford 0-3 Sunderland

Arsenal v Middlesbrough

Lawro waxay la tahay Arsenal 2-0 Middlesbrough

Mickey waxay la tahay Arsenal 4-1 Middlesbrough

Nigel waxay la tahay Arsenal 2-1 Middlesbrough

Maalinta Isniinta ahna waxaa iska hor imanaya kooxaha:

Preston iyo Man Utd

Lawro waxay la tahay Preston 1-1 Man Utd

Mickey waxay la tahay Preston 1-3 Man Utd

Nigel waxay la tahay Preston 1-1 Man Utd

kuwaasi waxay ahaayeen fikradaha khubarada kubbadda cagta ee BBC-da ee adinkuna fikradihiinna halkan ku soo dhiibta.

Shantii saacadood ee ugu horreysay facebook waxaa uu gaaray 25,424 Waxaa faallo ka bixiyay 63 qof. Waxaana ka helay 97 qof.