Natiijooyinka kulammo horyaalka ee Sabtida

Mezut Ozil Lahaanshaha sawirka bbc
Image caption Laacibka Mezut Ozil ee Arsenal

Sabtidan waxaa jiray lix ciyaarood oo ka tirsan horyaalka. waxaana loo kala badiyay sidatan:

Arsenal 3-0 West Ham.

Crystal Palace 3-1 QPR

Leicester 0-0 Hull

Sunderland 0-4 Aston Villa.

West Brom 1-0 Stoke

Burnley v Manchester City oo iyaga ciyaartoodu weli socotay waqtiga daabacaadda maqaalkan waxay kala marayeen 0-0, qaybtii hore ee ciyaarta lagu kala nastay.

.