Wacdaraha horyaalka Ingiriiska ee Sabtidan

Chelsea players Lahaanshaha sawirka BBC World Service
Image caption Ciyaartoy Chelsea oo dabbaaldegaya

Maanta waxaa jiray siddeed ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska. Waxaana loo kala badiyay:

Southampton 2- 2 Tottenham

Burnley 0-1 Leicester

Crystal Palace 0-2 Hull City

Newcastle 2-3 Swansea

QPR 0-0 West Ham

Stoke 1-1 Sunderland

West Brom 0-0 Liverpool

Manchester City iyo Aston Villa ciyaartoodu way socotaa waqtiga daabacaadda maqaalkan.