Isku aadka koobka adduunka ee haweenka

Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Xulka gabdhaha Mareykanka oo u dabaaldegaya guul ay gaareen.

Waxaa soo baxay isku aadka afarta kooxood ee isugu soo haray koobka kubadda cagta adduunka ee haweenka.

1-da July, 2015, waxaa wada dheeli doona xulalka haweenka ee Mareykanka iyo Jarmalka.

2-da July, 2015, waxaa wada dheeli doona xulalka haweenka ee Japan iyo England.

Xulka haweenka Japan ayaa hadda difaacanaya koobkaasi kubadda cagta gabdhaha.