Natiijooyinka horyaalka Ingiriiska

Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Kooxda Leicester city.

Maanta waxaa dhacay ciyaaro ka tirsan horyaalka Ingiriiska ee kubbadda cagta.

waxaana ay kooxuhu u kala badiyeen:

Southampton 0 - 3 Everton

Swansea 2 - 0 Newcastle

Sunderland 1 - 3 Norwich

Tottenham 2 - 2 Stoke

Watford 0 - 0 West Brom

West Ham 1 -2 Leicester

Horyaalka waxaa hoggaanka u haysa kooxda Leicester City oo lix dhibcood leh. Waxaa kaloo lix dhibcood leh Manchester United hase ahaatee laga goolal badan yahay.