Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Isboortiga

Barnaamijka ciyaaraha ee toddobaadkan waxaa sheegaya Issa Abdull iyadoo aad ku maqli doontaan ciyaarihii horyaalka Ingiriiska iyo ciyaaraha gobolada Somaliland.