Ciyaaraha Maanta

Maanta waxaa dhacaya siddeed ciyaarood oo ka tirsan horyaalka kubbadda cagta ee Ingiriiska.

Ciyaarta aan tooska idiinla socodsiin doonno waxay u dhexaysaa kooxaha Liverpool iyo West Ham.

kulammada kale ee xiisaha leh waxaa ka mid ah:

Chelsea iyo Crystal palace

Manchester City iyo Watford

Aston Villa iyo Sunderland

Mournemouth iyo Leicester

Stoke iyo West Brom

Tottenham iyo Everton

Newcastle iyo Arsenal iyaga ciyaartoodu waxay bilaabanaysaa goor hore oo ku beegan 12:45 daqiiqo saacadda London.

Taageerayaasha kooxaha maanta ciyaaraya waxay ra'yigooda noogu soo gudbin karaan cod ay noogu duubaan tel: 44 203 614 4001