Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Ciyaaraha

Barnaamijka ciyaaraha waxaad ku maqli doontaan natiijooyinkii horyaalka Ingiriiska, tartanka caalamiga ah ee ciyaaraha fudud iyo warar ku saabsan ciyaaraha Soomaalida.