Natiijooyinka ciyaaraha horyaalka Yurub

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Ciyaartii Man City iyo Juventus

Xalay ciyaarihii dhacay ee horyaalka Yurub waxaa loo kala badiyay sidatan:

Real Madrid 4 - 0 Shakt Donsk

PSV 2 - 1 Man Utd

Man City 1 - 2 Juventus

Paris St G 2 - 0 Malmö FF

VfL Wolfsburg 1 - 0 CSKA

Benfica 2 - 0 FC Astana

Galatasaray 0 - 2 Atl Madrid

Sevilla 3 - 0 Borussia Mönchengladbach