Ciyaaraha maanta dhacaya ee horyaalka Ingiriiska

Lahaanshaha sawirka Reuters
Image caption Manchester City

Maanta waxaa jira ciyaaro ka tirsan horyaalka Ingiriiska ee kubbadda cagta. waxaana ay kooxuhu isu-arkayaan sidatan:

Tottenham Hotspur iyo Manchester City

Leicester City iyo Arsenal

Liverpool iyo Aston Villa

Manchester United iyo Sunderland

Southampton iyo Swansea City

Stoke City iyo Bournemouth

West Ham United iyo Norwich City

Newcastle United iyo Chelsea

Ciyaarta aan tooska idiinla socodsiin doonno waxay dhexmaraysaa kooxaha:

Tottenham Hotspur iyo Manchester City

Taageerayaasha kooxaha maanta ciyaaraya waxay fikradahooda noogu soo gudbin karaan facebook sida ay la tahay in kooxuhu u kala badin karaan.

Idaacaddu maanta waxay hawada ku jiraysaa ilaa laga gaarayo lixda maqribnimo ee Afrikada bari.