Crystal Palace guul kale ayay gaartay:

Lahaanshaha sawirka
Image caption Crystal place

Maanta waxaa jirtay hal ciyaar oo dhexmartay kooxaha Watford iyo Crystal palace. Waxaana 1-0 ku badisay Crystal Palace.

kulammadii shalay dhacayna, maamulaha Manchester united waxaa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay in kooxdiisu ay ugu sara marto kala horreynta kooxaha ku tartamaya horyaalka Ingiriiska.

Maamulaha Chelsea-na Jose Mourinho waxaa uu sheegay in barbar dhacii ay 2-2 ku kala baxeen kooxda Newcastle aanay kooxdiisu si fiican u ciyaarin qaybtii hore.