Natiijooyinka ciyaarihii horyaalka Yurub

Image caption Man City iyo Sevilla.

Laacibka Kevin De Bruyne ayaa guusha u xaqiijiyay Manchester City kaddib markii uu gool qurux badan u dhaliyay daqiiqaddii 91aad ee waqti dayacmay ciyaarta loogu daray iyadoo barbarro la yahay.

Ciyaartoyga Antony Martial ayaa goolka barbardhaca u dhaliyay Manchester United iyadoo goolhaye David De Gea uu isna penalty ama rigoore ka qabtay laacibka Roman Eremenko, oo rigooraha lagu siiyay kubbad uu gacanta ku dhuftay Martial.

Paris St G 0 - 0 Real Madrid

CSKA 1 - 1 Man Utd

Man City 2 - 1 Sevilla

Malmö FF 1 - 0 Shakt Donsk

VfL Wolfsburg 2 - 0 PSV

Atl Madrid 4 - 0 FC Astana

Galatasaray 2 - 1 Benfica

Juventus 0 - 0 Borussia Mönchengladb