Natiijooyinka horyaalka Ingiriiska toddobaadkan

West Ham satium Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Garoonka kooxda West ham United

Sabtidan waxaa dhacay lix ciyaarood oo ka tirsan horyaalka kubbadda cagta ee Ingiriiska.

Waxaana loo kala badiyay:

Aston Villa 1 -2 Swansea

Leicester 1 - 0 Crystal palace

Norwich 1 - 0 West Brom

Stoke 2 - 0 Watford

West Ham 2 - 1 Chelsea.

Ciyaarta Arsenal iyo Everton way socotay waqtiga daabacaadda maqaalkan.