Leicester oo qabatay hoggaanka horyaalka

Jamie Vardy Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption weeraryahanka Leicester ee Jamie Vardy

Sabtidan waxaa dhacay siddeed ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, waxaana loo kala badiyay sidatan:

Manchester United 2 - 1 Watford

Chelsea 1 - 0 Norwich.

Everton 4 - 0 Aston Villa

Newcastle 0 - 3 Leicester

Southampton 0 - 1 Stoke

Swansea 2 - 2 Bournemouth

West Brom 2 - 1 Arsenal

Manchester City iyo LIverpool way socotaa ciyaartoodu waqtiga daabacaadda maqaalkan, waxaana 2 - 0 ku hoggaaminaysa Liverpool.