Leicester hoggaanka ayay haddana la wareegtay

Riyad Mahrez Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Riyad Mahrez oo saddexley dhaliyay

Saddex gool oo uu dhaliyay Riyad Mahrez ayaa Leicester ku soo celiyay hoggaanka kala horreynta dhibcaha ee tartanka Premier League iyagoo garaacay kooxda Swansea oo liidatay.

Sabtidan waxaa dhacay siddeed ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska.

Waxaana loo kala badiyay:

Manchester City 0 - 2 Stoke City.

Manchester United 0 - 0 West Ham.

Southampton 1 - 1 Aston Villa

Swansea 0 - 3 Leicester

Watford 2 - 0 Norwich

West Brom 1 - 1 Tottenham

Chelsea iyo Bournemouth ciyaartoodu way socotaa waqtiga daabacaadda maqaalkan.