Manchester City oo ku soo laabatay hoggaanka

Man City Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Ciyaartii Manchester City iyo Swansea

Maanta waxaa dhacay lix ciyaarood. Waxaana loo kala badiyay:

Norwich 1 - 1 Everton

Manchester City 2 - 1 Swansea.

Crystal palace 1 - 0 Southampton

Sunderland 0 - 1 Watford

West Ham 0 - 0 Stoke

Bournemouth iyo Manchester United oo ciyaartoodu socotay markii maqaalkan la daabacay waxay kala marayeen qaybtii hore 1 - 1 gool.