Natiijooyinka horyaalka ee Sabtidan

Vardy and his manager, Ranieri Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Weeraryahanka Leicester ee Vardy iyo macallinkiisa Ranieri

Sabtidan waxaa dhacay toddoba ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, iyadoo ay guulaysteen kooxaha Tottenham Hot Spurs, Bournemouth, Manchester City, Newcastle iyo Southampton. Waxaana loo kala badiyay:

Tottenham 4 - 1 Sunderland

Manchester City 4 - 0 Crystal Palace.

Bournemouth 3 - 0 Norwich

Chelsea 3 - 3 Everton

Newcastle 2 - 1 West Ham

Southampton 3 - 0 West Brom

Aston Villa 0 - 1 Leicester ciyaartu way socotay waqtiga daabacaadda maqaalkan oo qaybtii hore ay dhammaatay.