Leicester ayaa hoggaanka ku soo noqotay

Leicester goalkeeper Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Qaar ka mid ah ciyaartoyda Leicester

Natiijooyinka horyaalka Ingiriiska ee toddobaadkan dhammaadkiisa.

Norwich 4 - 5 Liverpool

Crystal Palace 1 - 3 Tottenham

Leicester 3 - 0 Stoke

Man Utd 0 - 1 Southampton

Sunderland 1 - 1 Bournemouth

Watford 2 - 1 Newcastle

West Brom 0 - 0 Aston Villa

West Ham iyo M City ciyaartoodu way socotay waqtiga daabacaadda maqaalkan, waxayna kala marayeen 1 - 1 qaybtii hore lagu kala nastay.

Horyaalka waxaa hoggaaminaysa Leicester oo 47 dhibcood leh, waxaa ku soo xiga Arsenal oo 44 dhibcood leh, Manchester City oo 43 leh iyo Tottenham oo 42 dhibcood leh.