Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka ciyaaraha ee todobaadkan

Barnaamijka ciyaaraha ee todobaadkan oo uu soo saaray, soona jeedinayo Cabdifitax Ibrahim Cagayare, waxaad ku maqli doontaan, tartanka Horyaalka Ingiriiska, natiijooyinka horyaalada Spain iyo Talyaaniga, iyo tababar loo sameynayo ku dhawaad 100 xubnood oo ciyaaraha kubada cagta ah ee Puntland iyo ciyaaraha Kubadda Koleyga iyo Kubadda Cagta ee Soomaaliya.