Kooxaha horyaalka ee guulaystay toddobaadkan

Lamine Kone Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Lamine Kone oo u dhashay Ivory Coast ayaa guusha Sunderland xaqiijiyay

Sabtidan waxaa dhacay toddoba ciyaarood oo ka tirsan horyaalka Ingiriiska, waxaana guulaysteen kooxaha Sunderland, Stoke, Watford, West Brom, Southampton iyo Chelsea.

Waxaana loo kala badiyay:

Sunderland 2 - 1 Manchester United

Bournemouth 1 - 3 Stoke

Crystal Palace 1 - 2 Watford

Everton 0 - 1 West Brom

Norwich 2 - 2 West Ham

Swansea 0 1 Southampton

Chelsea iyo Newcastle ciyaartoodu waa socotay waqtiga daabacaadda maqaalan, waxayna qaybtii hore ku kala nasteen: Chelsea 3 - 0 Newcastle.