Man United oo laga yaabo inay iibiso Rooney

Striker Wayne Rooney Lahaanshaha sawirka PA
Image caption Weeraryahanka Wayne Rooney

Kooxda Manchester United waxay ka fekeraysaa inay iibiyaan weeraryahankooda ahna kabtanka kooxdaWayne Rooney marka uu tartanka horyaalka Ingiriisku dhammaado sanadkan.

Rooney, oo 30-jir ah, waxaa soo codsatay koox ka tirsan Chinese Super League club.

Waxaa uu Rooney toddobaadkii qaadan karayaa £500,000 sida heshiiska ku jirta.

Warkan waxaa qoray qaar ka mid ah wargeysyada ka soo baxa Ingiriiska.