Guulaha iyo guuldarrooyinka horyaalka ee toddobaadkan

Claudio Ranieri
Image caption Maamulaha Leicester, Claudio Ranieri

Kulammadii Sabtidan iyo sida loo kala badiyay:

Tottenham 2 Arsenal 2

Chelsea 1 Stoke 1

Everton 2 West Ham 3

Manchester City 4 Aston Villa 0

Newcastle 1 Bournemouth 3

Southampton 1 Sunderland 1

Swansea 1 Norwich 0

Watford iyo Leicester ciyaartoodu way socotay waqtiga daabacaadda maqaalkan. 34-kii daqiiqo ee ugu horreeyay waxba la iskuma dhalin.

Horyaalka waxaa hoggaaminaysa kooxda Leicester City oo leh 57 dhibcood, waxaana ku soo xiga Tottenham oo leh 55 dhibcood, Arsenal oo leh 52 dhibcood iyo Manchester City oo leh 50 dhibcood.