Natiijooyinka horyaalka Ingiriiska ee Sabtidan

Leicester City Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Ciyaartoyda Kooxda Leicester City

Natiijooyinka Sabtidan waa sidan:

Aston Villa 0 - 4 Chelsea

Arsenal 4 - 0 Watford

Bournemouth 0 - 4 Man City

Norwich 3 - 3 Newcastle

Stoke 2 - 2 Swansea

Sunderland 0 - 0 West Brom

West Ham 2 - 2 Crystal Palace

Liverpool 1 - 1 Tottenham

Horyaalka waxaa dhan dhibcood ku hoggaaminaysa kooxda Leicester oo sanadkan laga yaabban yahay wacdaraha ay dhigayso.

Waxaa ku xiga Tottenham, Arsenal iyo Manchester City. Chelsea way soo hagaagaysaa laakiin rajo kama laha afarta kaalimood ee hore.