Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Halkan ka dhagayso barnaamijka ciyaaraha

Halkan ka dhagayso barnaamijka ciyaaraha ee todobaadlaha ah, Waxyaabaha aad ku maqli doontaana waxaa ka mid ah, horyaallada Soomaaliya, Ingiriiska, Spain, Talyaaniga, iyo kuwo kale, waxaa soo jeedinaya wariyaha BBC Maxamad Cabdiraxmaan sheekh.