BBC Online Network BBC Home Page BBC News (in English) BBC Sport (in English) BBC World Service (in English) Nagala Soo Xirir | In English
Laanta Soomaaliga
Waxbarashada
Baro Ingiriisika
Taarikhda
Nagala Soo Xirir
  Warsidaha BBC    
In English
Barnaamijyada
Mawjadaha
11:00 GMT
14:00 GMT
18:00 GMT
greatlakes
swahili
french africa
arabic
brasil
hausa
portuguese
somalia
World Service
learning english

Warsidaha BBC
Ma dooneysaa Wararka ugu dambeeyey ee BBC-da in aad Email ku hesho.

Rukumo warsidaha lacag la'aanta ah ee BBCSomali.com. Warsidaha waxaa ku lifaaqan barta internetka ee BBCSomali.com oo aad ka heleyso warar faahfaahsan.

Rukumashada Warsidaha BBCSomali.com waa sahal. Fadlan raac tilmaamahan.

Cinwaankaaga Email-ka ku qor meesha bannaan:



Dooro qaabka aad u dooneyso in laguugu soo diro warsidaha (HTML ama Qoraal)
HTML Qoraal


Calaamadi ereyga ''Dalab'', ka dibna dhag sii meesha ay ku qorantahay 'Dir'.
Dalab

Email ayay BBC-du kugu weydiin doontaa in aad dalabkaaga mar kale xaqiijiso.

Cinwaankaaga Emailka waxaa keliya oo loo isticmaalayaa in lagugu soo gaarsiiyo warsidaha BBC-da, loomana gudbin doono cid kale.


Wargelin
Haddii adiga oo adeegsanaya cinwaan emayl oo ah nooca webka, aad shaandheeye u samaysid emayl-yada ku soo dhacaya, waxaad la kulmi kartaa dhib.

Fadlan hubso in aadan dooran shaandheeye kaa xanniba emayl-yada kaaga imaanaya cinwaankan. Waxaad taa ku xaqiijin kartaa adiga oo emayl u soo dira: somali-txt@lists.bbc.co.uk waa haddii aad dooneyso qoraal keliya. Haddiise aad dooneyso html, emayl u soo dir
somali-htm@lists.bbc.co.uk



Sida rukunkan loo joojin karo:

Haddii aad dooneyso in aad iska joojiso rukunka warsidaha BBC, fadlan cinwaankaaga Email- ka ku qor, ka dibna dooro 'Iga jooji' ka dibna dhag sii meesha ay ku qoran tahay 'Dir'.
Iga jooji




Warar BBC-da ee 24ka saac
Warar BBC-da ee 24ka saac
Sawirada masiibada doonta Lampedusa
Sawirada masiibada doonta Lampedusa

 Warar khaas ah
Munaasabad loo qabtay sanad- guuraadii kowaad ee qarixii Jasiirada Bali

 Warar khaas ah
Muran siyaasadeed oo ka jira dalka Kenya

 Warar khaas ah
Sanadgurada tobanaad ee dagaalkii Muqdisho oo 18 askari Maraykanka looga dilay.

 Warar khaas ah
Dacwad argagixiso oo laga wado maxkamadaha Kenya

Bogag aan BBC ahayn
Hiiraan
Dahabshiil
Hornafrik
Stn-tv
Radio Hargeisa
BBC masuul kama aha bogagga kale ee internetka

 NAGALA SOO XIRIIR
Email: somali@bbc.co.uk
Qoraalka Noo soo Dir:
BBC Somali Service, 116 CB Bush House, PO Box 76, Strand, London, WC2B 4PH

Tel:+ 44 020 7557 1631

Fax:+ 44 020 7497 1374
^^Kor igu celi
   Laanta Soomaaliga
  Laanta Soomaaliga | Waxbarashada | Baro Ingiriiska | Taarikhda
Nagala Soo Xirir | Barnaamijyada | Mawjadaha
  © BBC World Service, Bush House, Strand, London WC2B 4PH, UK.