Kooxda qaranka Denmark

Kooxda qaranka dalka Denmark
Image caption Kooxda qaranka kubadda cagta dalka Denmark, oo ka mid ah kooxaha ugu cad cad koobka adduunka, South Africa, 2010.

Denmark waxa ey uu hore uga qeybgashay saddex tartan koob adduun (1986, 1998,2002).

Ciyaaraha 2010 waxay iskeentay kaddib markii kaalinta kowaad ey ka gashay isreereebka wareegeeda.

Tababaraha waa Morten Olsen oo muddo toban sanadood ah hoggaminaya xulka.

Laaciibiinta ugu culus waxaa ka mid ah weeraryahanka ArsenalNiclasbendtner oo sannadki hore noqday laacibka sannadka Denmark.

Denmark waxa ey ka tirsan tahay group E.