18 June, 2010, 17:13 GMT 20:13 SGA

Dood Aqoonyahanno

Media Player

Waxaad u baahan tahay Flash player sax ah si aad u daarto Maqal ama Muuqaal.

Daar noocyada kale ee Maqal/muuqaal

Dhawaan waxaa lagu qabtay dalka Sweden,gaar ahaan jaamacadda Lund, shirweryne ku saabsanaa arrimaha somalia oo sanadkiiba mar la qabto.

Intii shirkaas, oo aqoonyahano somali ah ay ka qayb galeen, uu socday ayaa wariyaha BBC, Cabdiraxmaan Koronto, wuxuu dood ku saabsan aqoonyahanada iyo kaalinta kaga aadan xaaladda somalia ee waqtigan uu u qabtay qaar ka mid ah aqoonyahanada iyo indheer-garadkii kale ee ka qayb galay shirkii jaamacadda Lund. Waa kan Koronto oo barnaamijkaas soo jeedinaya.

  • Ka qaybgalayaasha doodda BBC ee Lund, Sweden
    Ka qaybgalayaasha doodda BBC ee Lund, Sweden, oo uu ka socday shirka aqoonyahanada Soomaaliyeed.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.