Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sababaha keenay kacdoonka Masar

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Kacdoonka dalka Masar ka soconaya

Barnaamijka falanqeynta Jimcaha, galabta waxaynu ku eegaynaa Muddaharaadyada labada toddobaad ka badan soconaya iyo isbeddellada siyaasadeed ee ka dhacaya waddanka Masar, kuwaas oo go'aamin doona mustaqbalka dalkaas iyo aragtida dunida kale arrimhaasi ka qabto.

Waxaa dooddan ka qayb gelaya aqoonyahanno khibrad ama waaya-aragnimo badan u leh arrimaha dunida Carabta, gaar ahaanna dalka Masar. Waxaana ka mid ah: Cabdi Yusuf iyo Yusuf Xasan iyo Cabdullaahi Aadan Koongo.

Waxay kala joogan Norway, Nairobi iyo Immaaraadka Carabta. Khadka telefoonka ayay toos uga qayb gelayaan.