Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Falanqaynta shirkii Golaha Ammaanka

Falanqeynta toddobaadkan waxa ay ku saabsan tahay shirkii dhowaan ka dhacay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay kula kulmeen Dowladda KMG ah ee Soomaaliya, maamulada ka jira Soomaaliya iyo ururada bulshada.

Haddaba doodda oo ay ka qeybagalaan qaar ka mid ah xubnihii shirarka ka qeybgalay ayaa waxa looga hadlayaa arrimihii ka soo baxay kulamadaasi.