Mashruuca warshada caanaha

Sac la lisayo
Image caption Caano Lo oo la lisayo

Shir ka dhacay magaalada Istanbul, ayaa waxaa ka qeyb galay ganacsato Soomaaliyeed oo ka kala socda dhinacyada wax soo saarka iyo adeegga .

Xagga wax soo saarka waxaa ka socday kalluumeysato iyo xoolaleey.

Haddaba mashruuc lagu hawlan yahay oo ku saabsan sidii loo heli lahaa warshad caano, ayaa waxaa ka shirka uga soo qeyb galay, Maxamed Axmed Jimcaale, oo ah aqoonyahan ku takhasusay daaweynta iyo dhaqashada xoolaha.

Yusuf-Garaad ayuu uga warramay warshadda caanaha.