4 June, 2010, 13:03 GMT 13:03 SGA

Waraysiga Khadiijo Barqadle

Khadiijo Barqadle

Khadiijo Barqadle waxay ka mid tahay ganacsatada waawayn ee Djibouti

Khadiijo Barkhadle waxay ka mid tahay ganacsatada waawayn ee Djibouti wadanka ku leedahay shirkada Dhismaha ee haboon, Mid Shirkada biyaha sifaysa ee la yiraahdo Zamsam iyo warshad samaysa rootiga oo layiraahdo Atlanta Bakery.

Khadiijo waxay deganaan jirtay magaalada Atlanta ee dalka Maraykanka.

Macaamiisha ugu wayn ee qadiijo ay wax ka iibiso waxaa ka mid ah ciidamada Maraykanka ee jooga Djibouti, iyo hotelada waawayn ee Djibouti

Khadiijo waxay hada ku tala jirtaa inay Baasto samayso ciidamada Maraykanka.

Wariyaha BBCda ee Washington Maxamed Xusein Xaji ayay uga warantay ganacsigeeda.

BBC navigation

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.