Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Heshiiska ganacsiga East Africa

Bilow Keerow oo ah siyaasi u dhashay waddanka Kenya ayaa ka waramaya faa'iidooyinka iyo caqabadaha ka hor iman kara heshiiska dhinaca ganacsiga ee East Africa Common Market, oo dhexmaray wadamada bariga Afrika.