Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka ganacsatada ee Turki

Image caption SuuqyadaTunis

Shir ay soo qaban qaabiyeen ururka ganacsatadaTurkiga ee Tuskan ayaa ka dhacay turkiga toddobaadkii hore waxaana ka soo qayb galay ganacsato ka kala socota toddobo iyo toddobaatan wadan.

Ganacsatada ka qayb gashay waxaa ka mid ah kuwa Soomaalida. Ganacsato uu ka mid yahay Cabdirashiid Haybe Dubad ayaa la saxiixay shirkado Turkey heshiisyo ganacsi oo warshado. Arrintaas ayaan ka waraysanay Cabdirashiid Dubad.

Dadka reer Tunisia ayaa doortay Baarlamaan ku meel gaar ah oo qori doona dastuur aan dhamaystirnayn, wuxuuna baarlamaanka magacaabi doonaa Madaxweyne ku meel gaar ah.

Isbadalada siyaasadeed ka sakoow dhaqaalaha Tunisia ayaa u baahan maalgalin aad u badan wariyaha BBC Simon Adkinson ayaa warbixintan ka soo diray Tunis.