Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shaqo laanta iyo shidaalka Libya

Shaqo la'aanta dhalinyarada ayaa ku badan bariga dhexe iyo waqooyiga Afrika. Shaqo laanta dhalinyarada dumarka iyo ragga ayaa ka bilaabmatay kacdoonkii ka dhacay waqooyiga Afrika.

Markii uu Qadaafi ka talinayay Libya shaqo laaanta dadka dhalinyarada waxay ahayd boqolkiiba soddon/

sanadkankan dagaalka markiuu dhacay waxaa sii korotay shaqo laanntii/

laakiin hadda dhalinyaro badan oo shaqo la aan ah oo dagaalkii ka qayb gashay ayaa hubkii uu gacantoodii ku jiraa, waxayna hadda wareegayaan jidadka Libya iyagoo hubkoodii wata.

Wariyaha BBCda Rob Young ayaa war bixintan ka soo diray