Yurub oo iska kaashanaysa canshuurta

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 8 Abriil, 2013, 22:28 GMT 01:28 SGA
Wasiirka Maaliyada ee Luxembourg

Wasiirka Maaliyada ee Luxembourg Luc Frieden

Wasiirka Maaliyada ee Luxembourg Luc Frieden, ayaa sheegay inuu xoojinayo iskaashiga uu la samaynayo dalalka dhinaca canshuuraha, kadib markii eedeymo ay ka yimaadeen dalalka Yurub in Luxembourg ay tahay dal lagu qarsado canshuuraha.

Mr Frieden ayaa u sheegay wargays Jarmal ah inuusan ka soo horjeedin in la is waydaarsado xogta lacagta bangiga dadka u taala .

Luxembourg ayaa leh ugu yaraan boqol iyo konton bangiyo, waxaana dhaleecayn badan ay uga timid Jarmalka kadib markii bangiyadii Cyprus ay lacag badan qasaareen

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.