IMF oo aqoonsatay dowladda Soomaaliya

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 13 Abriil, 2013, 09:39 GMT 12:39 SGA
Christine Lagarde

Madaxa Hayadda lacagta adduunka Christine Lagarde.

Hayadda lacagta addduunka ee IMF ayaa waxay aqoonsatay dowladda Soomaaliya kadib markii ay Soomaaliya ay ka maqnayd xubinimada IMF labaatan iyo laba sano.

Talaabada ayaa wadada u furaysa, soo cilinta xiriirka IMF iyo Soomaaliya si ay u siiso la talin iyo taageero Soomaaliya dhinaca siyaasadaha dhaqaalaha iyo maaliyada.

Laakiin IMf lacag ma amaahi doonto Soomaaliya, ilaa ay Soomaaliya bixiso lacagta lagu leeyahay oo dhan ilaa 350 milyan oo dollar.

Shir looga hadlaayo dib u dhiska Soomaaliya ayaa ka dhici doono London toddobada May.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.