Banaanbaxyo ka socda Sudan

Markii u dambaysay ee la cusboonaysiiyay: 27 Abriil, 2013, 11:26 GMT 14:26 SGA
Sudan

Sudan ayaa wayday lacag badan oo ka soo gali jirtay Shidaallka kadib markii Koonfurta Sudan oo laga soo saari jiray shidaalka ay qaadatay madaxbanaani.

Boliiska Sudan ayaa u isticmaalay gaaska ilmada dadka ka keena dad ku banaanbaxayay magaalada Khartum, iyagoo ka xanaaqsan dhull beero oo laga iibiyay maalgashato dalalka Khaliijka.

Boliiska ayaa sheegay in dadka banaanbaxaya inay gubeen lugaha baabuurta, iyagoo xiray jid muhiim ah bariga magaalada.

Dhowr boliis iyo dadka mudaaharaadaya ayaa dhaawacmay.

Sudan ayaa la galaysa heeshiisyo dhul beero maalgashato shisheeye, kadib markii ay wayday shidaalkii ay ka soo saari jirtay Koonfurta Sudan oo qaadatay madaxbanaani laba sano ka hor.

Wararka la xiriira

BBC © 2014 BBC mas'uul kama aha waxa ku qoran boggaga aan BBC ahayn.

Boggan waxaa sida ugu wanaagsan loogu daalacan karaa qaab waqtiga la socda iyadoo la adeegsanayo waraaqaha qaabaysan ee (CSS). Adigoo awoodi doona in aadqaabka aad hadda isticmaalayso ku aragto bogga waxa ku qoran, hadana si buuxda ma kuugu muuqan doono. fadlan ka fakar in aad badasho barnaamijkaaga wax baaridda (browser) ama in aad kordhiso awoodda waraaqaha qaabaynta ee (CSS) hadii aad sidaa yeeli karto.