Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirkadda Daus maxay ka ganacsataa?

Shirkadda Da'uus ee fadhigeedu yahay dalka Maraykanka, waxay xarumo ku leedahay magaalooyinka Minniapolis iyo Hargeisa. Waxay kaloo xarun ka dhisaysaa magaalada Muqdisho

Waxyaabaha ay ka ganacsato, ayaanu ka waraysanay.

Cabdiraxmaan Koronto, ayaa telefoonka kula xiriiray Maxamed Ibraahim Guuleed, guddoomiyaha shirkadda Daa'uus: