Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Koronto la'aan ka jirta Nigeria

Wadanka Nigeria, dad lagu qiyaasay 60 milyan ayaa guryahooda ama goobaha ganacsiga ku adeegsada matoorada korontada dhaliya.

Dalkaasi ayaa waxaa sanado badan ka jirtay koronto yari.

Weriyaha BBC-da Tomi Oladipo oo ku sugan caasimada Lagos, ayaa warbixintan ku eegaya sida matoorada ay qeyb uga noqdeen noolashada dadka Nigeria.