Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ganacsiga Imaaraadka iyo Soomaaliya

Xeebaha Soomaaliya ayaa falalka burcad badeedu ay hoos ugu dhaceen meeshii ugu hooseysay muddo sideed sano ah, taasina waxaa sababteeda leh ciidamada caalamiga ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya u dhaw.

Jidadka maraakiibta ee ammaanka noqday ayaa waxa ay dhiiri geliyeen in ay dib u furmaan jidadkii ganacsiga Gacanka Carabta.

Howard John, ayaa ka soo warramaya alaabta ganacsi ee Soomaaliya iyo rajada mustaqbalka in maalgashi weyn lagu sameeyo.