Soo dejiso qalabka wax-ku-dhageysiga ee hoose

Muuqaal tayo sare leh mp3 (4.1 Mb)

Ganacsiga Imaaraadka iyo Soomaaliya

26 Jannaayo 2014 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 21:26 SGA 18:26 GMT

Xeebaha Soomaaliya ayaa falalka burcad badeedu ay hoos ugu dhaceen meeshii ugu hooseysay muddo sideed sano ah, taasina waxaa sababteeda leh ciidamada caalamiga ee ilaaliya xeebaha Soomaaliya u dhaw.

Jidadka maraakiibta ee ammaanka noqday ayaa waxa ay dhiiri geliyeen in ay dib u furmaan jidadkii ganacsiga Gacanka Carabta.

Howard John, ayaa ka soo warramaya alaabta ganacsi ee Soomaaliya iyo rajada mustaqbalka in maalgashi weyn lagu sameeyo.