Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Video: Riyada Africa

Lahaanshaha sawirka Swaady

Swaady Martin-Leke, waa aasaasaha iyo agaasimaha shirkadda shaaba heerka sare ee Yswara. Gabadha u dhalatay Faransiiska iyo Ivorycoast ee halabuurka ganacsi samaysay, waxay qatar galisay qayb ka mid ah nolosheeda. Waxay go'aansatay in ay astaanta shirkadeeda Yswara ku abuurto gudaha Koonfur Africa, iyadoo dukaankeedii ugu horeeyay ka furtay magaalada Johannesburg kadibna mid kale ay ka furtay Cape Town iyo sidoo kale, waxay si deg deg ah u bilowday in ay meel ka sii saraysa ka fakarto sida Nigeria kadibna qaaradda oo dhan, iyadoo adeegsanaysa wax ku iibinta internet-ka, dalabaadka email-ada bartamihii 2013.