Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Su'aalaha Madaxweyne Cabdi Cumar

Lahaanshaha sawirka Other
Image caption Madaxweynaha gobolka Soomaalida Ethiopia Cumar Cabdi

Madaxwaynaha gobolka Somalida ee waddanka Ethiopia ayaa booqasho ku tagay Maraykanka, wuxuuna hadallo ujeediyay jaaliyada ka soo jeeda deegaankaas.

Madaxwaynaha oo hadda dib ugu noqday wadanka Ethiopia ayaa inta uusan ka soo bixin Magaalada Minneapolis waxaa uu ka qaybgalay barnaamish ay qabatay BBC oo uu ka jawaabayay su'aalaha ay qabaan dadkii ka soo qaybgalay barnaamishka falanqaynta.