Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Barnaamijka Ciidda iyo Fanka

Barnaamijka Ciidul Fidr, waxaa toos u tabinayay Cabdiraxmaan Koronto, Waxaana ka qaybgalay Cabdirashiid Daacad iyo Nimco Yaasiin oo marti ku ahaa iyo qaar ka mid ah dhagaystayaasha oo salaamo ciid iyo hambalyoba dirayay.