Fikradaha dhagaystayaasha Facebook ee arrinta Iran

Qaar ka mid ah dhagaystayaasha oo fikirkooda ku aadan casuumaadda ay Qaramada Midoobay kala noqotay Iran, oo horey looga casuumay inay ka qeyb gasho dhirka nabadda ee Suuriya:

Cumar Sahal oo joga Boosaaso: Wadahallada Suuriya waaan soo dhawaynaynaa Bashar Al Asad-na xillka ha isaga dago

Sicid Mahad o ku magac dheer Siciid Amore: Runtii wa wax laga xumaado in Iran oo Muslim ah laga saaro

Maxamed Cabdillahi Maxamud Cumar oo jooga Badhan: Waa arrin wanagsan in laga saro Iran, waayo dhexdhexad kama aha arimaha suuriya

Hani Ahmad o joogta magalada Gaalkacyo: Suuriya caqabada hortagan wa Iran o ay la xisili la’dahay

Maxamed Cabdulaahi Burus oo joogo magalada Beledweyne: Waxay ila tahay Iran inay ka qeyb gasho waa muhiiim sabab too ah waxay ka mid tahay dowladaha nidaamka Bishar taagero

Ali Abshir Minnesota USA: Waa howl larabo in layska lalmado, heshiis baa la rabaa Iraana lama ogala, bal aan eegno.