Kenya security operation
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Doodda Jimcaha 11-ka April 2014

Lahaanshaha sawirka AFP
Image caption Hawl galka ciidammada Kenya

Barnaamijka waxaan ku eegeynaa in hawl galka ciidammada Kenya ay sheegeen inay ammaanka dalka ku sugayaan uu si wanaagsan u shaqeynayo iyo in kale.

Waxaana ka qayb gelaya dad arrimahaas aqoon u leh iyo dadweynaha oo fikradahooda ka dhiibanaya.