Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweyne Xasan oo Dhuusomareeb tagay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay magaalada Dhuusamareeb halkaasi oo shir uga socdo beelaha dega gobalada dhexe Soomaaliya.