Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Amisom goormay Soomaliya ka baxaysaa?

Lahaanshaha sawirka AFP

Mac'hadka Cilmi baarista ee Soomaaliya Heritage ayaa soo saaray warbixin uu uga hadlaayo sida ay ciidamadda AMISOM uga bixi karaan Soomaaliya.

Warbixinta ayaa lagu xusay qodobo badan oo keeni kara in AMISOM ay Soomaaliya ka baxdo 2017ka oo ay u noqoneyso sanadkii 10naad ee Soomaaliya ay ka howgalayeen.