Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Sh Dirir - Fadliga Ramadaan iyo Soonka

Image caption Sheik Mohamed Omar Dirir

Sheikh Mohamed Omar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaaliyeed, ayaa waxa uu casharkani koowaad kaga hadlayaa fadliga iyo faa'iidooyinka soonka, bishan barakaysan ee Ramadaan