Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi - wasiirka gashaadhigga TFG

Wasiiro uu ka mid yahay wasiirka gaashaandhiga ee dawladda kmg ee somalia, Abuukar Abdi Osman, ayaa beryhan shirar uga socdeen magalada addis Abba ee Ethiopia. Khadka telefoonka ayaa Yusuf Garaad wuxuu waydiiyey wasiirka wixii kulannadaas looga hadlay, iyo cidii ay la hadleen ee la shireen ?